Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo laga dacweeyay Maxkamadda Caalamiga ee ICC

Sargaal horey uga tirsanaa ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka maamulka Jubbaland ayaa dacwad ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Cabdiraxmaan Dheere iyo saraakiil kale oo katirsan Nabad Sugida u gudbiyay maxkamadda ICC. Cabdullahi Maxamed Cali (Cabdullaahi Nasri) oo muddo u xirnaa ciidanka Nabad sugida Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay in … Continue reading Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo laga dacweeyay Maxkamadda Caalamiga ee ICC